Sheekh Shariif oo war kasoo saaray Qaabka ay ku bilaabatay Doorashada Golaha Shacabka

Gudoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu uga hadlay doorsahada golaha Shacabka ee ka bilaabatay dalka iyo sida musuqa leh ee doorashadan ku bilaabatay. Sheekh Shariif ayaa soo dhaweeyay bilaabashada doorashada golaha shacabka, hasa ahaatee waxa uu walaac xoogan ka muujiyay sida doorashada ku bilaabatay oo cabsho xoogan … Continue reading Sheekh Shariif oo war kasoo saaray Qaabka ay ku bilaabatay Doorashada Golaha Shacabka